كيفية تثبيت ملف APK / APKS / OBB على Android
Daariz waa barnaamij xiiso leh، bilaash ah oo si fudud kaaga caawinaya barashada akhriska iyo qoraalka Af-Soomaaliga goobkasta iyo goorkasta oo aad joogto.
Akhriska Af-Soomaaligu waxa uu lama-huraan u yahay waxbarashada، shaqada، xidhiidhka ehelka، adeegyada tignoolajiyadda cusub sida zad ama e-dahab iyo adeegsiga baraha bulshadaigan oo ah waaga-xusubheid ee casada.
Haddii aad tahay qof hadda bilaw ah iyo haddii aad aqoon kooban u leedahay afka Soomaaliga oo aad rabto in aad kordhisato، barnaamijka dariz waa habka ugu habboon ee aad si dhakhso ah ugu bara karto af-Sooma.
Haddaba si aad u bilawdo geeddiga aad akhriska ku baranayso ama aad cid kale ku barayso، la soo deg barnaamijka Darariz. Waxa aad ka heli doontaa boqollaal cashar iyo laylisyo. Waxa intaa kuu dheer، sheekooyin kala geddisan oo aad dhammaantood heli karto adiga oo aan wax khad (الإنترنت) ah u baahan. Taasi waxa ay kuu suuragelinaysaa في aad goob kasta iyo goorkasta wax ku baran karto.
Waxbarashadu waa in ay noqotaa mid uu ardaygu xiiseeyo. Sidaasi darteed، mar kasta oo aad cutub ama cashar dhammeyso، waxa aad ku guuleysan doontaa neefaf geel ah (oo daruuraha kuugu xareysan!). Waxa aad kula tartami kartaa saaxiibbadaa adiga oo tirsanaya inta halaad ee aad ku guuleystay muddadii aad Darariz wax ka baranaysay.
Waxa aannu Daariz kusoo kordhin doonnaa barnaamijyo qofka akhriska bartaa ka heli doono waxbarashada dugsiyada oo la soo koobay iyada oo loogu talogalay dadkii aan fursad u helin in ay dugsiyol galaan. Barnaamijyadan oo bilaash ahi waxa ay suuragelinayaan in qofkii dedaal la yimaaddaa uu imtixaan u fadhiisto oo qaato shahaadadaha waxbarashada.
Haddii aad ka heshay barnaamijkan، fadlan xiddigaha qiimaynta shan na sii!
التحقق من الملفالتوقيع مطابق لشهادة المطوّر
ملف غير معدّل: الشهادة نفسها الموجودة في إصدارات هذا التطبيق من متجر التطبيقات الرسمي، موقّع بمفتاح توقيع التطبيق الخاص بالمطوّر، الذي تديره Google. يوضّح التوقيع من وقّع الملف، لا كيف يتصرّف التطبيق.
كيف تغيّر الحد الأدنى لإصدار Android الذي يحتاجه Daariz Somali عبر الإصدارات في كتالوج apkgold.ae. اضغط على نقطة في الرسم البياني لعرض إصدار محدد.
يعمل الإصدار الحالي من Daariz Somali (1.21) على Android 4.4 والإصدارات الأحدث ويستهدف Android 12.